Fadlan u codee tartamayaasha ka socda xisbiga Demoqraadiga oo aad u daneeynaya wax ka qabashada baahideena oo dhan. Dadkaan oo ku dadaali doona hagaajinta dhaqaalaha dalka, difaacida xuquuqdeena, iyo Kor u qaadista waxbarashada caruurteena. Waxeey u dhaga nuglaan doonaan cabashooyinka dadka Soomaalida ah iyo dhamaan dadka Degan Minnesota.
This guide is provided by DFL Senate District 48, Eden Prairie & south Minnetonka.
Hagahan waxaa kuu soo diyaariyey DFL Senate District 48 iyo dadka deggan magaalada Eden Prairie iyo koonfurta Minnetonka.
CLICK HERE FOR SOMALI ELECTION GUIDE
Watch Somali Language Videos
Somali American Election Rally Video
DAAWO CAJALDAAN LUQADA SOOMALIGA KU HADLEEYSA
Cajaladaan waxeey sharxaysaa muhiimada ay leedahay inaad NO ama maya aad ku codeeyso isbadelka dastuurka(Amendment # 2). Taasoo ah in la bilaabo in codeeya walba la weeydiiyo aqoonsi.
2012 Senate District DFL 48 Somali Election Guide
No comments yet.
<< Welcome!